Saynis 5aad Page (2)


Imtixaanka Sayniska Fasalka 5aad (Cutubyada 1-5)

Imtixaanka Sayniska Fasalka 5aad (Cutubyada 1-5)

1. Waa maxay macnaha Jeermis sida uu Cutubka 1aad u qeexayo?

2. Waa keebka AAN ka mid ahayn noocyada waaweyn ee jeermiska ee lagu sheegay Cutubka 1aad?

3. Waa maxay qeybta unugga ee u gaarka ah unugga Dhirta balse aan laga helin unugga Xayawaanka, isla markaana siisa qaab go'an?

4. Waa maxay isku xigxigga saxda ah ee heerarka dhismaha jirka noolaha?

5. Waa maxay magaca neefta ay Sambabadu qaataan (soo galaan) si loo helo Tamar (Cutubka 3aad)?

6. Kalluunku wuxuu leeyahay habdhis gaar ah oo neefsasho. Waa maxay xubinta uu ku neefsado (Cutubka 3aad)?

7. Waa maxay labada nooc ee waaweyn ee dhirta loo qeybiyay Casharka 1aad ee Cutubka 4aad?

8. Waa maxay shaqada muhiimka ah ee Xididku u qabto geedka sida lagu sheegay Cutubka 4aad?

9. Waa maxay saddexda weji ee Biyaha (States of Water) ee lagu sharxay Cutubka 5aad?

10. Waa maxay macnaha Weji Gaddoonka Biyaha (Change of State) sida uu Cutubka 5aad u qeexayo?

Facebook

Subscribe Us