Cilmiga Bulshada 5aad


Imtixaanka Sayniska Bulshada Fasalka 5aad (Cutubyada 1-8)

Imtixaanka Sayniska Bulshada Fasalka 5aad (Cutubyada 1-8)

Ku qor magacaaga, fasalkaaga iyo taariikhda ka hor intaadan bilaabin.

Cutubka 1aad: Qoyska

1. Waa maxay qoys?

Cutubka 1aad: Qoyska

2. Aabbaha qoyska wuxuu ka masuul yahay?

Cutubka 1aad: Hooyo

3. Hooyadu waxay qoyska ka caawisaa:

Cutubka 1aad: Caruurta

4. Carruurta waxa laga doonayaa inay:

Cutubka 1aad: Guurka

5. Guurku wuxuu dhisaa:

Cutubka 2aad: Khariidadda

6. Khariidaddu waa:

Cutubka 2aad: Khariidadda

7. Qiyaasta khariidadda waxa lagu ogaadaa:

Cutubka 2aad: Khariidad akhris

8. Calaamadaha khariidadda waxa lagu sharxaa:

Cutubka 3aad: Buuraha

9. Buurta ugu dheer Soomaaliya waa:

Cutubka 3aad: Webiyada

10. Webiga ugu weyn Soomaaliya waa:

Cutubka 3aad: Badaha

11. Soomaaliya waxay leedahay laba bad oo kala ah:

Cutubka 4aad: Xuquuq

12. Xuquuqda muwaadinka waxaa ka mid ah:

Cutubka 4aad: Waajibaad

13. Midkee ka mid ah waajibaadka muwaadinka?

Cutubka 5aad: Cimilada

14. Cimiladu waa:

Cutubka 5aad: Roobabka

15. Xilliga Gu' waa xilli:

Cutubka 8aad: Khayraadka Badda

24. Maxay yihiin waxyaabaha ugu badan ee Soomaaliya ka hesho khayraadka badda?

Cutubka 8aad: Ganacsiga

25. Maxaa loo sheegay inuu yahay sababta ganacsigu muhiim ugu yahay bulshada?

Cutubka 7aad: Halyeeyo Soomaaliyeed

26. Halkee ayuu ku dhintay Sayid Moxammad Cabdulle Xasan?

Cutubka 7aad: Qeybintii Soomaaliyeed

27. Midkee kamid ah qaybihii dhulka Soomaaliyeed loo kala qaatay?

Cutubka 6aad: Isqadarinta Qoyska

28. Midkee ka mid ah waxyaabaha lagu hagaajiyo xiriirka qoyska?

Cutubka 5aad: Jawiga

29. Heerkulka waxaa lagu cabbiraa __________.

Cutubka 5aad: Roobabka

30. Roobabka ugu badan Soomaaliya waxay ka da'aan xilliga:

Cutubka 4aad: Xuquuq

31. Midkee ka mid ah xuquuqda qofka muwaadinka ah?

Cutubka 3aad: Buuraha Soomaaliya

32. Buuraha Cal Madow waxay ku yaalliin:

Cutubka 3aad: Webiyada

33. Labada wabi ee Soomaaliya waa?

Cutubka 2aad: Qiyaasta Khariidadda

34. Qiyaasta khariidadda waxay ka caawisaa in la ogaado:

Cutubka 2aad: Khariidad akhris

35. Calaamadaha ku jira khariidadda waxa lagu sharxaa qaybta loo yaqaan:

Cutubka 1aad: Qoyska

36. Qoyska wanaagsan waxa lagu dhisaa:

Cutubka 1aad: Guurka

37. Maxay yihiin faa'iidooyinka guurka sida lagu sheegay casharka?

Cutubka 7aad: SYL

38. Xisbiga SYL waxaa la aas aasay sannadkee?

Cutubka 8aad: Beeraha

39. Sababta beeruhu muhiim ugu yihiin Soomaaliya waa?

Cutubka 3aad: Badaha

40. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika, oo dhererkeedu yahay:

ليست هناك تعليقات:

إرسال تعليق