Xisaab Exam 6aad


XISAAB — Fasalka 6aad — Imtixaan Kooban

Magaca Ardayga:

Taariikhda:

Qeybta 1aad: Urur (Sets) [10 dhibcood]
1. Tixda soo socota, kee baa ah urur?



2. Haddii M = {2, 4, 6, 8}, immisa ayaa ka mid ah n(M)?



3. Haddii A = {1, 3, 5} iyo B = {5, 3, 1}, maxaad leedahay A iyo B?



4. Calaamadee ka mid ah ayaa loo isticmaalaa in lagu tilmaamo in xubin uu ka tirsan yahay urur?



5. Haddii X = {shan, toddobo, sagaal}, ururkan u qor habka tixraac.
Qeybta 2aad: Tirooyinka Idil (Whole Numbers) [10 dhibcood]
6. Raadi wadarta: 345,678 + 123,456



7. 500,000 – 234,567 = ?



8. 1,234 × 56 = ?



9. 4,500 ÷ 15 = ?



10. Haddii 24 qof ay isku qaybsadaan 48,000 Sh.So, immisa ayuu helayaa qof kasta?



Qeybta 3aad: Abyooneyaal (Integers) [10 dhibcood]
11. Abyoone kasta oo eber ka hooseeya waa:



12. (-12) + (-8) = ?



13. (+15) – (+9) = ?



14. Haddii heerkulku ahaa -5°C ka dibna hoos uu u dhacay 3°C, waa maxay heerkulka cusub?



15. Abyooneeyaasha soo socda, kee ayaa ugu weyn?



Qeybta 4aad: Jajabyo iyo Jajab Tobanleyaal (Fractions & Decimals) [10 dhibcood]
16. ¾ × ⅔ = ?



17. 5.75 ÷ 5 = ?



18. U beddel 25% jajab ahaan:



19. U qor 0.08 bogolley ahaan:



20. Haddii ½ uu qof ku guulaystay imtixaan, immisa qof ayaa u guul darostay haddii ay imtixaanaan 20 qof?



No comments:

Post a Comment